Odayaasha Dhaqanka KG Oo Maalinkii Labaad Ka doodaya Sida loo Xalin Karo Khilaafaadka Bulshada ka dhax dhaca.

0
245

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maalintii labaad ayuu Baydhabo ka socdaa Tababarka dib-u-heshiisiinta iyo Xalinta Khilaafaadka Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay kaga doodayaan sidii loo xalin lahaa khilaafaadka ku soo noqnoqday deegaanada KGS iyo waxyaabaha u sabab ah khilaafka,Gudoomiyaha Degmaad Baydhabo iyo kan Gobolka Baay ayaa ka soo qeyb galay kulankan oo looga hadlayey dib u heshiisinta iyo xalinta khilaafaadka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here