Odayaasha Dhaqanka KG Oo baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaya Degmooyinka Luuq iyo Qoryooley.

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shir Jaraa,id oo ay Baydhabo ku qabteen Odeyaasha Dhaqanka KG ayaa Baaq Nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Degmada Luuq ee gobolka Gedo iyo Degmada Qoryooley ee Gobolka Sh.Hoose.

Odeyaasha dhaqanka ayaa tilmaamay in ay tahay wax aan loo baahnayn dagaalka u dhexeeya dadka walaalaha ah ee ku nool degmooyinka luuq iyo Qoryooley loona baahan yahay in Nabad lagu wada noolaado.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here