Nootaayo Cusub Oo Laga Furey Magaalada Baydhabo.

0
79

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu Daah-furey Nootaayo Cusub oo loogu Magaca darey Nootaayo Baydhabo, Taas oo ka shaqeyn doonto Guud ahaan Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaa Munaasbada Daah-furka ka qeyb-galay Mas’uliyiin ka tirsan Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed, iyo Dalaaliin ku shaqeeya Dhulalka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here