Nooc ka mid ah daanyeerada iyo aadanaha oo la ogaaday wax ay ka siman yihiin

0
237

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Daraasad cusub ayaa shaaca ka qaaday xiriir kale oo dhaw oo u dhaxeeya bina’aadamka iyo Daanyeerka nooca loo yaqaano chimpanzees.

Sida bina’aadamka oo kale, marka uu daanyeerka nooca chimpanzees da’a gaaro waxaa uu door bidaa oo uu jecel yahya in ay la joogaan oo la noolaando qeyb ka mid ah Daanyeerada.

Waxyaabaha daraasadan lagu ogaaday waxaa ka mid ah in xayawaanada marka ay da’dooda weynaato ay muujiyaan dabeecad la mid ah tan bina’aadamka.

Danyeerka nooca chimpanzees marka ay da’diisa waynaato, waxa ay isku hareereeyaan tirada yar ‘oo ay saaxibo dhaw la noqdaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here