Nin ka dawarsada dalka India oo saacadii soo xareeyaacago badan

0
220

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bharat Jain oo 53 sano jir ah wuxuu ku nool yahay maagalada Mumbai ee dalka Hindiya, waa nin caan ah oo si weyn uga dawarsada agagaarka deegaanka Chhatrapati Shivaji ee Mumbai.

Maalin kasta, 8 saacadood ama 10 saacadood gudahood wuxuu soo xareeyaa 2,000 Rupee oo lacagta Hindiya ah, una dhiganta $ 1,000 doolar. Waa lacag aad u badan oo aysan xitaa soo gelin celcelis ahaan shaqaalaha Hindiya.

Jain wuxuu dhistay labo guri oo qurxoon oo uu kireystay, waxaa bil kasta uga soo xarootaa guryahaas 10,000 oo lacagta Hindiya ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here