Nin dhalinyaro ah oo ku nool Baydhabo oo lacagta Waxbarashada iyo nolosha reerkiisa ku dabara sameynta Kafeyga

0
296

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Aadan Dhuubow Cabdi waa 29 sano jir lehna qoys ka kooban sedax carruur iyo hooyadooda, waxeyna ku nool yihiin Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay gaar ahaan xaafada suuqa xoolaha.

Aadan Dhuubow waa qof muruq maal ah, Waxaana uu ka shaqeyaa Al Jaziira restaurant And Coffeteria oo ku taalo Magaalada Baydhabo halkaasi ka hela nolal maalmeedka qoyskiisa.

Warbixintan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here