Nin dhalinyaro ah oo horey ugu Noolaa Boosaaso dibna ugu soo noqday Baydhabo oo abuurtay fursad shaqo .

0
351

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ayuub Hassan Isack ku dhawaad Labo sano ayuu jogaa Baydhabo Waxaana ufuran goob lagu iibiyo Alaabta Shoobinka oo ku maareeyo nolashiisa iyo tan qoyskiisa 2018ki wixii ka horeyey waxaa uu ku nolaa magalada Bosaaso ee Gobollka Bari Hase ahatee waxaa uu sheegay in baydhabo ganacsigeeda la jaanqaaday Magalooyinka kale ee leh Xeebaha iyo Ganacsiyada Horumarey.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here