Nidaam lagu yaraynayo Saboolnimada iyo sugnaan la’aanta cuntada Oo Lagu Dah-Furey Muqdisho

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Nidaamkan ayaa ah mid Ilaalinaya Bulshada ee Diiwaanka Bulsho ee Midaysan oo lagu yaraynayo saboolnimada iyo sugnaan la’aanta cuntada, si loogu diyaariyo bulsho adkaysi u leh aafooyinka ay ka mid yihiin abaaraha, fatahaadaha iyo Ayaxa.

Munaadabad Dahfurka ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha XFS Wasiiro Xilibaano iyo Marti Sharaf kale iyadoo halkaasi lagu soo Bandhigey Muhiimada uu Mashruucan leeyahay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here