Natiijada Imtixaankii laga qaaday macalimiinta Soomaaliyeed Oo La Shaaciyay

0
25

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya ayaa Shaacisay Natiijada Imtixaankii Dawaan laga qaaday Macalimiinta Soomaaliyeed.

Agaasimaha Waaxda Horumarinta Macalimiinta ee Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa sharaxay habraaca loo maray Imtixaanka laga qaaday Macalimiinta Soomaaliyeed.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here