Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad Jubaland Oo la Shaaciyey.

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad-Goboleedka Jubaland ayaa shaacisay Natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad.

Agaasimaha Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland Nuur Abdulaahi Ayaa shaaciyey Natiijada imtixaanka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here