Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad KG Oo La Shaaciyey.

0
308

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqdey Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah Fasalka 8-aad ee Dugsiyada dhexe ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Imtixaanka oo lagu qaadey 14 Degmo oo ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa Sanadkan waxaa uu u fadhiisatey 11,936 Ardey iyada oo 11,92 Ardey ku Baastey Imtixaanka Halka ay dhacdey Arday Gaareysa 349 sida ay shaacisey Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here