Natiijada Imtixaanka fasalka 8-aad Gobalka Banaadir oo la shaaciyay.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan Lagu Shaacinayay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad ee Dugsiyada Gobolka Banaadir ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Waxda Agaasinka guud ee Waxbarashada Dowladda Hoose Xamar.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay natiijada guud ee Imtixaankii midaysnaa ee dugsiga dhexe looga baxayay kaasi oo ay u fadhiisteen in ku dhow 35,000 oo ardayda ah oo ku nool Muqdisho.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here