Natiijada Imtixaan Garsoorayaal Loo qaadanayo Maxkamadaha Gobolka Banaadir Oo Maanta la Shaaciyay.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa maalmihii la soo dhaafay Magaalada Muqdisho imtixaan ugu fariistay Codsadayaal shaqo oo u tartamayay 40 jago oo kaaliyenimo ah, kuwaas oo ka bannaan Maxkamadaha Darajada 1-aad iyo 2-aad ee Gobolka Banaadir iyo Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, sidoo kale waxaa boosaska imtixaanka loo galaayay ka mid ahaa Garsoorayaal iyo Xeer-ilaaliyayaal loo qaadanayo maxkamadaha Gobolka Banaadir iyo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.

Tirada ka qeyb galayaasha imtixaanka ayaa gaareysay illaa 1,766 qof, taas oo muujineysa sida ay dhallinyarada Soomaaliyeed ee aqoonyahanka ah u daneynayaan ka qeyb qaadashada dhismaha dowladnimada dalka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here