Natiijada Horu dhaca ah Doorashooyinka Seddaxda Degmo Gobolka Nugaal Oo la Shaaciyay.

0
43

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Doorashooyinka ka dhacay 80 goobood oo ka kala tirsan saddexda degmo ee gobolka Nugaal, iyadoona ay loo diiwaan geliyey in ay codeeyaan in ka badan 64 kun oo qof oo kala xulanaya 431 musharax oo ka kal socda 8 xisbi siyaasadeed.

Gudiyada Doorashooyinka Sedexda Degmada ayaa warbaahinta la wadaadey Natiijada hordhaca ah ee ka soo baxdey Codadkii lakala dhiibtey iyo sida Xisbiyada tirade u kala heleen

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here