Naqshada dib u dhiska Buundooyinka Gobalka Gedo Oo Lagu soo Bandhigay Magaalada Muqdisho.

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mudooyinkii u dambeyey ayaa waxaa socodey kulumo ay yeelanaayeen wax garadka ganacasatada iyo aqoonyahayanada ka soo jeeda gobolka gedo iyagoo ay ka arinsanaayeen sidii dib looga dhisi lahaa buundooyinka baardheere iyo baardheere iyo buurdheer ee gobolkaasi

Waxaana Magalada muqdisho Ee Caasimada Dalka lagu qabtey kulanka Bandhigga Daraasadda Buundooyinka iyo Daah-furka Qaaraan-ururinta Mashruuca Dib-u-dhiska Buundooyinka Gobolka Gedo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here