Nafaqo darro ku habsatay toban milyan oo caruur ah oo ku nool Afrika.

0
147
Two-year-old Abdi Ibrahim has the right side of his face covered in bandages to secure in place a nasogastric tube that is used to feed him. Abdi was admitted at the Kismayo stabilization centre in February having found to be malnurished and severely anemic. © ICRC/Abdikarim Mohamed

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa lagu sheegay in in ka badan 10 milyan oo carruur ah oo ku nool bariga Afrika ay la il daran yihiin nafaqo darro.

in ka badan 300,000 oo qof ayaa lagu soo waramaya inay halis ugu jiraan in ay u dhintaan gaajo.

Daraasadan oo ay soo diyaarisay urur goboleedka Igad ayaa ka digtay in cunta yarida ay kasii dari doonto hadii roobabku ay baaqdaan.

Agaasimaha fulinta ee Igad Workneh Gebeyehu ayaa intaa ku daray in colaadaha ka jira gobolka ay hakad galiyeen wax soo saarkii cuntada, taas oo uga sii dartay dhibaatada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here