Naafada Magaalada Baydhabo oo Codsaday in la,caawiyo Bisha Ramadaan

0
319

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Si ay ugu faaideystaan Bisha Ramadaan dadka muxsiniinta ah ee Alle wax siiyay waxaa ay deeqo kala duwan oo afur ah ay gaarsinyaan dadka danta yar ee u baahan gar gaarkaasi.

Dadka ugu liito ee u baahan gar gaarka iyo in la caawiyo waxaa ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba kuwaasi oo qaarkood ku adagba in ay helaan maalintaasi wax ay ku afuraan.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here