Munaasbada ay ku qalin jebinayeen Ardey dhameysatey kutubo diini ah Oo Garoowe Lagu qabtey

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada garoowe ayaa waxaa lagu qabtey munaasbada ay ku qalin jebinayeen ardey dhameysatey 20 Kitaab oo ka mid ah kutubada diinaga ah,waxaana munasbada ka soo qeyb galey qaar ka mid ah culmaa’udiinta magaalada, waaladiin ardeyda, macalamiin, maamuliyaasha iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here