Munaasabadd lagu Abaalmarinayay degmooyinka kaalmaha hore ka galay tartanka ololaha Xus oo Xaaqo Oo Lagu Qabtay Muqdisho.

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Munaasabadd lagu abaalmarinayay degmooyinka kaalmaha hore ka galay tartanka ololaha Xus oo Xaaqo ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Xafdladaan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Dhallinyarada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Abwaano iyo marti sharaf kale.

Munasabadan waxaa shahaadooyin iyo abaalmarino lacageed lagu guddoon siiyay degmooyinka kaalmaha hore ka galay ololahaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here