Munaasabadd abaal marin lagu gudoon siinayey arday ka qeyb gashay tartanka Qu’raanka Kariimka oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
177

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladdaan ayay aheyd mid dhiira galin iyo abaal Marin lagu siinaayay Ardayda kaalmaha hore ka galeen tartankii qur’aan aqriska ahaa ee la qabtay bishii ramadaan.

Ardeydaan ayaa laga soo xushay qaar ka mid ah madaarista ku yaala Magaalada Baydhabo iyo qaar kale oo laga Keenay Degmada Buur hakaba.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here