Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo aheyd mid lagu xusaayey habeenka leylatul miciraaj oo aheyd habeenkii la dheelmiyey Nabigeenka Maxamed Naxriis iyo nabadgeliyo korrkiisa ha ahaatee ayaa lagu qabtey magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ,waxaana munaasbada isuga yimaadey culmaa’udiin macalamiin iyo dhalinyaro iyo waaladiin.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir