Munaasabada Todobaadka Naas Nuujinta Oo Weli Kasocota Xaruunta Hooyada Iyo Dhalaanka Shekh Asharow.

0
374

Waxaa Maalintii Labaad Magaalada Baydhabo Lagu Qabtay Todobaadka Naasnuujinta Sanadwalba Laqabto 1da Ilaa 7da Bisha Agosta Waxaana Maalintii Labaad Lagu qabtay Isbitaalka Shekh Asharow.

Waxaana Soo Jeedinaya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here