Munaasabada Shaacinta Ururka Ingineerada KG Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladda Shaacinta Midowga injineerada koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay degmada Baydhabo xarunta Gobolka Baay taasi oo ay ka soo qeyb galeen wasiirka wasaaradadda howlaha guud iyo dib u dhiska KGS,Injineero iyo qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradda.

Khudbadihii xafladda laga jeediyay ayaa intooda badan waxaa looga hadlay dhismooyinka casriga ah guryaha iyo waddooyinka iyadoona ka qeyb qaadan doonaan midowga injineerada KG

Workung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here