Munaasabada Howl-gelinta Macalamiinta KG Oo Maanta Baydhabo lagu qabtay.

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Dowladda Koonfur Galbeed ayaa ujeedkeeda aheyd Howl-gelinta Macalamiinta Koonfur Galbeed oo in muddo ah Tababr uga socday Macadka Tababarka Macaliminta KGS, macalimintaa oo ka kooban 400 ayaa waxay ka Howl-geliyaan 35 iskuul oo ku yaala gobolada Bay ,Shabellada Hoose iyo Bakool.

Warkung Waliba Nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here