Munaasabada Ansixinta Qorshaha Horumarinta Degmada Xudur Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
18

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay ayaa Waxaa Lagu Qabtay Mubasabadda Ansixinta Mashruuca Qorshaha Horumarinta Degmada Xudur ee Gobolka Bakool, taas oo lagu soo Bandhigaayo Baahiyaha degmada Xudur ka jira sidookale looga Jawaabaayo.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb-galay Agaasimaha Guud ee Wasarada Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed, Agaasimaha Dowladaha Hoose ee Heer Qaran, Masuuliyiin kala Duwan iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada Rayidka ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here