Munaasabad Xarigga looga jaraayay Isbitaalka Indhaha Mustaqbal Oo ka dhacdey Muqdisho

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabada daahfurka isbitaalka mustaqbal ee magaalada muqdisho caasimada dalka ayaa waxaa ka soo qeyb galey masuuliyiin ka tirsan dowlada fadaraalka soomaliya ,dhaqaatiir iyo marti sharaf kale ayidoona munaasabada inta ay socotey lagu soo bandhihgaayey sida maamulka isbitaalka uga tala galey in looga adeego bulshada asigoona qeybka ah isbitaalada qaabilsan indhaha ee magalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here