Munaasabad Xariga looga Jaraayey Machadka Carafa oo ka Dhacdey Magaalada Hargeysa

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabad Xariga looga Jaraayey Macadka Carafa oo ka Dhacdey Xaafada Xawaadle ee Magaalada Hargeysa .

Xarig jarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maayerka Magaalada Hargeysa , Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ,culimo iyo Xildhibaane , Macadkaan ayaa noqonaya Macadka ugu weyn ee laga furo Xaafada Xawadle ee Magaalada Hargeysa.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here