Munaasabad Shahaadooyin Lagu Gudoonsiinaayey Ardey ka Aflaxdey iskuulka Ma’ruuf Oo Magaalada Baydhabo Lagu Qabtay.

0
222

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Waxaa Lagu Qabtey Munaasabada ay Ku Qalin Jebineyaan Qaar Ka Mid ah Ardeyda Iskuul Ma’ruuf ee Magaalada baydhabo, Waxaana Ka Soo Qeyb Galey Qaar Ka Mid ah Masuuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya, Macalamiin Waaladiin aqoonyahano Iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here