Munaasabad Shahaadooyin lagu Gudoonsiinaayey Ardey Baratey Culuumta Carabiga Oo Magaalada Baydhabo Lagu qabtay.

0
240

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Macadka Al Hariri oo ka mid ah macadyada ku yaala magalada baydhabo ayaa waxaa Uu qabtey Munaasabada shahaadooyin lagu Gudoonsiinayey qaar ka Mid ah Ardeyda loo qabtey tababar lagu Baranaayey luuqada Crabiga,waxaana munaasabada ka Soo ka qeyb Galey qaar ka mid ah masuuliyiinta wasarada diinta iyo Awqaafta ee Dowlada goboleedka konfur galbeed, culmaawadiin Macalamiin Waaladiin iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here