Munaasabad Shahaado lagu gudoonsiinaayay Arday Baratay Culuumta Kumbuyuutarka Oo Lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
276

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsinayey 40 arday oo iskugu jira wiilal iyo gabdho oo dhameystay koorso hal sanno oo computer ah macadka Marwaaz Institute Information Tichnology & Advanced Studies ayaa maanta lagu qabtay Magalaada Baydhabo, waxaana ka soo qeyb galay masuuliyiin ka socda wasaarada waxbarashada kg, waaladiin, maamuliyaal, macalamiin iyo martisharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here