Munaasabad Loogu Mahadcelinayey Imaamyada Masjidka Al-Aqsa Oo Lagu Qabtay Muqdisho.

0
70

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabaddaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku nool degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir ayaa looga mahadcelinaayay Imaamada iyo holwadeenada Masjidka Al-Aqsaa ee degmada xama rjajab.

Imaamada iyo holwadeenada Masjidka Al-Aqsaa ayaa ka shaqeeyay nadaafadda masjidka ayagoona ku dadaale sidii ay loogu cibaadaysan lahaa bishii ramadaan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera