Munaasabad looga hadlay hannaanka shaqaalaysiinta Macallimiinta oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

0
227

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka wasaaradda waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudan Faarax Sheekh Cabduqaadir oo ka hadlay munaasabadda lagu daahfurayay hanaanka qaadashada mucalimiinta ayaa is dul taagay hannaanka iyo habraaca loo marayo shaqaaleysiinta 3000 ee macallin, waxaana uu tilmaamay in la raacayo hannaan wasaaraddu dajisay oo cadaalad ah, una siman dhamman Ummadda Soomaaliyeed. hadlkiisa waxaa ka mid ah sid tan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here