Munaasabad Looga hadlaayey isku xirka Carruurta iyo Waalidka Oo ka dhacdey Bardaale.

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan ayaa isugu jirtey isku xirka Waalidiinta iyo Caruurtooda xiliga Waxbarashada iyo Tijaabinta heerka Waxbarasho ee Carruurta wax ka barata Macahadka Imaamu Shaafici Ee Degmada Bardaale waxaana ka soo qeyb galay Waalidiin, Aqoonyahano Macalimiin iyo Ardeyda Macahadka.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here