Munaasabad Looga Hadlaayay Isku Xirka Beeraleyda iyo Ganacsatada KG Oo Magaalada Baydhabo Lagu qabtay

0
255

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad la isugu xiraayay Beeraleyda iyo Ganacsatada Degaanada Koonfur Galbeed ,waxaana ka soo qeyb galay Wasiiro, Saraakiil ka socotay Hay,adaha Samafalka Ganacsato. Beeraley iyo qaar ka mid ah Barakacyaasha Degaanka.

Munaasabadaan oo aheyd isku xirka Beeraleyda iyo Ganacsatada Koonfur Galbeed waxaa taaba gelisay Hay,ada Geel oo ay ka shaqeyso Horumarinta iyo suuq geynta Dalaqyada Beeraha iyo Hay,ada DRC.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here