Munaasabad lagu Xuseyey Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1da May oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada KG ayaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ku qabtay munaasabad loogu dabal degayay maalinta shaqaalaha Adduunka oo sannad kasta la xuso 1-da bisha May oo maanta ku beegan.

Munaasabadan lagu xusayay maalinta shaqaalaha Adduunka ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada KG, Maamulka Gobalka Baay kan Degmada Baydhabo iyo Masuuliyiin ka soctay wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada KG, odeyaal dhaqameed, iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here