Munaasabad lagu xusayay Maalinta Carruurta Afrika Oo Muqdisho Lagu qabtey

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sanad kasta waxaa Dunida Laga Xusaa Maalinta Carruuta Afrika kaasi loogu tala galay in lagaga doodo dhibaatooyinka heysta Caruurta Afrika Tacadiyada ku dhaca iyo sidii Xuquuq sax ah ay u heli lahaayeen Caruurta Afrika gaar ahaan kuwa Soomaaliya

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul insaanka XFS Isaaq Xaaji Jimcaale Ayaa faah faahiyey Muhiimada ay leedahay Xuska Maalinta  Carruurta Afrika.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here