Munaasabad Lagu xusaayay Maalinta Dhalinyarada Aduunka Oo Baydhabo Lagu qabtay

0
151

1998kii, 12ka August Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay noqoto Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada Aduunka , tan iyo Mudadaasi guud ahaan caalamka waxaa laga xusaayay Maalinta dhalinyarada Aduunka.

Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa Lagu qabtay Munaasabad ay isugu yimaadeen Xubno ka socday Golaha Wasiirada Kg, Hogaanka Dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here