Munaasabad lagu taageerayay guddoonka cusub ee xiriirka kubadda cagta oo lagu qabtay Baladweyne.

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad lagu tageerayay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Hirshabelle Maxamed Xuseen Ceynte islamarkana lagu soo dhaweeynayay guddoonka cusub ee xiriirka kubadda cagta Hirshabeelle oo maalintii shalay uu magacaabay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Hirshabeelle.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here