Munaasabad lagu soo dhaweynayey Maamulka cusub ee xaafadda Waaberi oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan oo ahayd mid lagu soo dhaweynayey hogaanka cusub ee Xaafada Waabari magalada Dhuusmareeb caasimadda Galmudug,Waxaana ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Xaafadaha Dhuusamareeb ay ka kooban tahy, ururada Bulshada rayidka ah iyo qeybaha kale ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here