Munaasabad Lagu soo Bandhigaayey Buuga Haldoorka Bulshada Baydhabo Oo Lagu Qabtey Magaalada Baydhabo.

0
322

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xafladani oo ka dhacdey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa waxaa lagu soo bandhigaayey Buugga Haldoorka Bulshada Baydhabo oo uu qorey Dr. Aadan Cali Mayow, bandhiga buuggaani ayaa waxaa ka soo qeyb galey qaar ka mid ah bulshada reer Baydhabo oo ay ugu horeyaan aqoonyahano, macalamiin iyo marti sharaf kale oo xafladda lagu casuumey.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here