Munaasabad lagu dhiiri gelinayey Ardey bartay Qur’aanka Kariimka Oo lagu qabtey Baydhabo.

0
43

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ardeydan baratey Qur’aanka Kariimka ayaa gaaraya in ka badan Sideedan Ardey oo isugu jira Gabdho iyo Wiilal, waxaana Munaasabad loogu qabtey Magaalada Baydhabo, iyagoo ka aflaxay Madarasada Imaamu Shaadhibi waxaana ka qeyb galay Madax ka tirsan KG, Macalimiin, bahda Waxbarashada, Waalidiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Magaalada

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here