Munaasabad lagu dhiiragelinyay doorka macalimiinta oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somalilnad ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu dhiiri gelinayay macalimiin habka ay ardayda wax u baraa.

Munaasabadan oo ay soo agaasimeen qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda Alpha ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka Jaamacadda Bahda waxbarashad iyo masuuliyiiin kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here