Munaasabad lagu dhiira gelinayay Maamulka Iskuulka Shodog Oo Lagu qabtey Xudur.

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka iyo ardada iskuulka hoose dhaxe iyo sare Shodog ee degmada Xudur xarunta gobolka Bakool ayaa xaflad dhiira galin ah u sameeyay maamul ku xigeenka iskuulkaasi asigoo kamid ahaa markiisi hore ardadii lagu furaya Iskuulka Shodog taasi oo keentay in xaflad dhiira-galin ah loo sameeyo.

Xafladda ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka guud iskuulka, macalimiin, bahda waxbarashada degmada Xudur, waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here