Munaasabad lagu Dah-furayey Akhrinta Tafsiirka Qur’aanka Oo lagu qabtey Xaafada Bukriyey Magaalada Baydhabo.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabad Kooban oo lagu Furaayey Akhrinta Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ayaa lagu qabtay Masjidka Sacad binu Mucaad oo ku yaala Xaafada Bukriyay ee Magaalada Baydhabo.

Waxaa Munaasabada ka qeyb-galay Mashaa’iikh kala Duwan, Bulshada qeybaheeda kala Duwan ee Xaafadda Bukriyay,iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here