Munaasabad lagu daah-furayey Sheybaarka Dhismaha Soomaaliya Oo Lagu Qabtay Muqdisho

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaaabadan lagu Dah-furaayey Xarunta Dib-u-howlgelinta Sheybaarka Hubinta Tayada Dhismaha Dowladda Hoose ee Xamar, Ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir Siyaasiin dhaqaatiir iyo Madaxda Hey’adda TIKA oo Mashruucan maalgeliyey kaasi oo ay ka howlgali doonaan qubaro u dhashay dalka Turkiya, si loo tayeeyo dhismooyinka Magaalada Muqdisho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here