Munaasabad lagu Daah-furayay Xog Uruurinta Naafada Oo Muqdisho lagu qabtey

0
153

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadda dahfurka xog aruurinta naafada gobolka Banaadir oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay xil dhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya, wasiir ku xigeenka wasaaradda Haweenka iyo mas’uuliyiinta Naafada qaranka.

Uljeedada munaasabaddaan ayaa waxay aheyd helidda xog ku saabsan naafada ku nool gobolka banaadir iyo ogaanshahooda xaaladahooda kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here