Munaasabad lagu daah-furayay Sharciga shaqaalaha Rayidka Galmudug oo Dhuusamareeb lagu qabtay

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabad uu soo qaban qaabiyay Guddiga shaqaalaha Rayidka Galmudug oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb waxaa ka soo qayb-galay Masuuliyiin ka kala socday laamaha kala duwan ee Dowladda Galmudug sida wasiirrada, Baarlamaanka, Agaasimayaal, Qaar kamid ah shaqaalaha Rayidka Galmudug iyo Marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here