Munaasabad lagu daah furaayey Ololaha Nadaafada Dowlada Hoose Oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladan Daahfurka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Godoomiye ku xigeenada Degmada ,gudoomiyaha haweenka ururka Degmada ,tan gobalka ,Ururada Dhalanyarada ,Hooyoyinka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Magalaada.

Agaasimaha guud waaxda faaydhoorka Dowlada hoose Degmada Baydhabo Maxamed Cali Aadan iyo Faadumo Iimaan oo ka mid ah Ururrada Bulshada ayaa ka hadlay muhiimadda Ololaha Nadaafadda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here