Munaasabad lagu ciidsiinayey 300 Caruur agoon ah Oo lagu qabtay Gaalkacyo.

0
48

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi) 300 oo Caruur Agoon ah oo Aabayaashood lagu diley Dagaal beeleedyadii ka dhici jirey galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo waxaa loogu sameeyey munaasad Ciidsiin ah , Waxaana Munaasabada ka qeybgalay Masuuliyiin ka tirsan galmudug iyo Maamulka Magaalada gaalkacyo.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here