Munaasabad Lagu Bandhigayey Buug ka hadlaya kobaca Ganacsiga Oo Lagu qabtey Hargeysa.

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Buugaan uu Qorey lataliyaha madaxweynaha Soomaaliland Arimaha Dhaqaalaha dhaqtar Ismaan sheeikh ahmed Laguna soobandhigey Jaamacadda Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadlaya Istaraatiijiyada kobaca iyo isbedelka ganacsiga gaar loo leeyahay

bandhiga Buuga ayaa waxaa ka sooqeybgalay Ardeyda Jaamacada Hargeysa ee Barata Dhaqaalaha, Maamulka Sare ee Jaamacada iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Soomaaliland.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here